
Somali Public Agenda
May 10, 2022
Falanqeyn Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya
Barnaamijka wicitaanka dhageystaha ee VOA Somali waxaa toddobaadkan marti ku ahaa agaasimaha Somali Public Agenda Mahad Waasuge. Waxaa lagu faaqiday doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee la filayo in ay dhacdo 15-ka bishan May.
Halkan ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran.
Recent Posts
-
13 Aug 2026Hannaankee Doorasho Ayaa Ku Habboon Maareynta Doorashooyinka Federaalka Soomaaliya? -
09 Aug 2026Wareysi: Agaasimaha Somali Public Agenda oo Himilo Somali TV uga Warramay Arrimaha Doorashooyinka -
05 Aug 2026E78. Nooca Doorasho ee Golaha Midnimada, Doodaha Dhinacyada & Doorka Beesha Caalamka


