
Somali Public Agenda
December 8, 2025
E.40 Muxuu ka Shaqeyn Doonaa Guddiga Tacliinta Sare ee Dalka?
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan ansixiyey Guddiga Tacliinta Sare ee dalka, kaas oo ka shaqeyn doona hagidda iyo horumarinta hey’adaha tacliinta sare ee dalka.
Qeybtan 40-aad ee Adeeg Wanaag Podcast, Aweis Ahmed iyo Prof. Cabdinuur Sh. Maxamed oo ah guddoomiyaha guddiga, hore na u soo noqday Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare eee dalka, waxa ay ku falanqeynayaan guud ahaan howlaha tacliinta sare ee dalka, gaar ahaan howlaha horutabinta leh ee guddigu ka shaqeyn doono.
Click here to listen the podcast on Apple Podcasts, YouTube and Amazon Music.
Recent Posts
-
03 Mar 2026Hadaljeedinta Agaasimaha Somali Public Agenda ee Kulanka Bulshada Rayidka ah ee Arrimaha Doorashooyinka, Dib-u-eegista Dastuurka & Khilaafka Siyaasadeed -
02 Mar 2026E.42 Sidee Hay’adda Dhowrista Xogta ugu Adeegtaa Muwaaddiniinta Soomaaliyeed? -
24 Feb 2026Xafladda Qalinjebinta Dufcada 10aad ee Koorsada Blog Qorista