
Somali Public Agenda
March 15, 2026
Doodda Jimcaha: Wax-ka-beddelka Dastuurka ee ay Ansixiyeen Baarlamaanka Labada Aqal ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Agaasimaha Somali Public Agenda, Mahad Waasuge, ayaa ka qeybgalay Doodda Jimcaha ee Laanta Afka Soomaaliga BBC. Dooddan toddobaadkan ayaa lagu gorfeeyey ansixinta dastuurka iyo hannaanka loo maray. Doodda waxaa ku wehliyey Xil. Mursal Maxamed Khaliif iyo Xil. Maxamed Haaruun oo labaduba ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Halkan ka dhageyso doodda oo dhammeystiran
Recent Posts
-
15 Mar 2026Doodda Jimcaha: Wax-ka-beddelka Dastuurka ee ay Ansixiyeen Baarlamaanka Labada Aqal ee Dowladda Federaalka Soomaaliya -
15 Mar 2026Wareysi: Walaaca Laga Qabo in Dagaalka Bariga Dhexe ku Faafo Waddamada Geeska Afrika -
11 Mar 2026Contested Rules, Contested Legitimacy: Somalia’s Constitutional and Electoral Conundrum