
Somali Public Agenda
February 25, 2023
Maxay yihiin caqabadaha heysta maamul goboleedka Hirshabeelle?
Machadka cilmi-baarista ee Somali Public Agenda ayaa waxa uu daraasad uu sameeyay ku eegay xaaladda siyaasadeed ee Maamulka Hirshabeelle.
Cilmi-baaristaan ayaa lagu soo bandhigay caqabadaha siyaasadeed, dhaqaale iyo isfahmi-waaga sababta u noqday in maamulkaasi uu horay u socon waayo.
Halkan ka dhageyso wareysiga
Recent Posts
-
04 Oct 2026E81. Dowlad-dhiska, Nidaamka Federaalka iyo Xiriirka Dowladda Federaalka iyo Puntland -
24 Sep 2026Bridging Citizens and Local Governments: Lessons from Governance Dialogues in Galmudug and Puntland -
20 Sep 2026E80. Sida Baarlamaanku u Shaqeeyo & Sida Doorashadu u Soo Saari Karto Xildhibaanno Tayo Leh



