
Somali Public Agenda
April 29, 2023
U daadejinta canshuurta & adeegyada bulshada dowladaha hoose ee Puntland, Galmudug & Benaadir
Halkan ka dhageyso wareysi uu VOA Somali siiyay Farxaan Isaaq Yuusuf, Agaasime Kuxigeenka Somali Public Agenda, ee uu uga faallooday daraasad aan dhawaan daabacnay ee falanqeyneysa u daadejinta canshuur uruurinta iyo adeegyada bulshada ee dowladaha hoose.
Recent Posts
-
04 Oct 2026E81. Dowlad-dhiska, Nidaamka Federaalka iyo Xiriirka Dowladda Federaalka iyo Puntland -
24 Sep 2026Bridging Citizens and Local Governments: Lessons from Governance Dialogues in Galmudug and Puntland -
20 Sep 2026E80. Sida Baarlamaanku u Shaqeeyo & Sida Doorashadu u Soo Saari Karto Xildhibaanno Tayo Leh



