
Somali Public Agenda
December 11, 2024
Wicitaanka Dhageystaha: Khilaafka siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee VOA Somali ee uu marti ku ahaa Agaasimaha Somali Public Agenda Mahad Waasuge lagu falanqeeyay sababaha keenay khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Dowladda Federaalka & maamul goboleedyada Puntland iyo Jubaland.
Recent Posts
-
04 Oct 2026E81. Dowlad-dhiska, Nidaamka Federaalka iyo Xiriirka Dowladda Federaalka iyo Puntland -
24 Sep 2026Bridging Citizens and Local Governments: Lessons from Governance Dialogues in Galmudug and Puntland -
20 Sep 2026E80. Sida Baarlamaanku u Shaqeeyo & Sida Doorashadu u Soo Saari Karto Xildhibaanno Tayo Leh



