Building Skills and Gaining Insights: My SPA Internship Experience
At the beginning of my internship at Somali Public Agenda (SPA), I felt a mix of excitement and curiosity...
Somali Public Agenda
April 6, 2022
Dhawaan waxa ay Somali Public Agenda daabacday warbixin iftiimineysa kaalinta hay’adaha Turkiga ee bixinta adeegyada waxbarashada iyo caafimaadka iyo kaabayaasha Muqdisho gaar ahaan jidadka laamiga ah iyo dhismayaasha.
Warbixinta waxaa wada qoray Farxaan Isaaq Yusuf oo ah agaasime ku xigeenka Somali Public Agenda, Mahad iyo Maxamed Sharif oo ah cilmibaare katirsan SPA.
Halkan ka daawo madal lagusoo bandhigay daraasadda laguna falanqeeyay xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga.
At the beginning of my internship at Somali Public Agenda (SPA), I felt a mix of excitement and curiosity...
September 30 waxay ku asteysan tahay Maalinta Podcast-ga Caalamka. Somali Public Agenda waxa ay ka mid tahay hay’adihii ugu...
September 11, 2025, innaga oo kaashaneyna Digital Shelter waxaa si guul ah noogusoo idlaaday tababar ku saabsan Blog Writing...
At the beginning of my internship at Somali Public Agenda (SPA), I felt a mix of excitement and curiosity about what the next three months would bring. From the start, I was warmly welcomed by the team and introduced to the different offices of the organization. During my internship, I worked with the operations department and with SPA Research, SPA Forums, SPA Learning Lab, and SPA Policy Lab programmes, which gave me the chance to experience both the organizational and policy dimensions of SPA’s work.
September 30 waxay ku asteysan tahay Maalinta Podcast-ga Caalamka. Somali Public Agenda waxa ay ka mid tahay hay’adihii ugu horreeyey ee gayiga Soomaaliyeed ka billaaba Podcast. Muddo laga joogo 6 sano iyo 11 bilood ayaan billownay inaan baahinno podcasts, kuwaas oo ka hadla arrimaha dowlad-dhiska, maamul wanaagga iyo adeegga dadweynaha. Waxaan soo saarnaa 2 podcast oo kala ah Maamul Wanaag Podcast iyo Adeeg Wanaag Podcast.
September 11, 2025, innaga oo kaashaneyna Digital Shelter waxaa si guul ah noogusoo idlaaday tababar ku saabsan Blog Writing kaasoo socday muddo 1 bil ah. Tababarkan oo ay dhigayeen macallimiin khibrad fog u leh xirfadda blog qorista, waxaa ka aflaxay 29 arday oo isugu jira 14 gabdhood iyo 15 wiil. Munaasabad ka qabsoontay xarunta Somali Public Agenda ayaa shahaadooyin lagu guddoonsiiyey dhammaan ardayda dhammeysatay tababarkan.
Create attractive tabs according to your need with the post tab v2 design template.