FORUM: Kaalinta uu Turkiga ku leeyahay Bixinta Adeegyada Bulshada Muqdisho

SPA Dialogue Vidoes

Dhawaan waxa ay Somali Public Agenda daabacday warbixin iftiimineysa kaalinta hay’adaha Turkiga ee bixinta adeegyada waxbarashada iyo caafimaadka iyo kaabayaasha Muqdisho gaar ahaan jidadka laamiga ah iyo dhismayaasha.

Warbixinta waxaa wada qoray Farxaan Isaaq Yusuf oo ah agaasime ku xigeenka Somali Public Agenda, Mahad iyo Maxamed Sharif oo ah cilmibaare katirsan SPA.

Halkan ka daawo madal lagusoo bandhigay daraasadda laguna falanqeeyay xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga.

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Post & Articles

Our Blog

Latest Blog with
Carousel Style

E46. Jaamacadda SIMAD iyo Kaalinteeda Adeegga Tacliinta Sare ee Dalka

E46. Jaamacadda SIMAD iyo Kaalinteeda Adeegga Tacliinta Sare ee Dalka

Burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya ka dib waxaa la furay jaamacado gaar loo leeyahay kuwaas oo dadaal ku bixiyey sidii ay u dabooli lahaayeen booskii hay’adaha waxbarashada ee dowladda. Tirada jaamacadaha Soomaaliya waxay hadda kor u dhaafayaan 130 jaamacadood. Jaamacadda SIMAD waxa ay ka mid tahay jaamacadihii ugu horreeyey ee la furay burburkii kadib, iyada oo soo saartay ku dhawaad 8,500 oo arday.

#05 Maareynta Marxaladda Kalaguurka: Aragtida Ururrada Bulshada Rayidka

#05 Maareynta Marxaladda Kalaguurka: Aragtida Ururrada Bulshada Rayidka

Hay’adaha Somali Public Agenda (SPA) iyo Puntland Development Research Center-PDRC ayaa qabtay madashii 5-aad ee tixanaha Maareynta Marxaladda Kala-guurka.

E72. Islaamka iyo Dowladnimada

E72. Islaamka iyo Dowladnimada

Dowladnimada casriga ah oo ay Soomaaliya lahayd tan iyo 1960-kii weli waa liiceysaa. Dad badan ayaa aaminsan in aan la is waafajinin dowladnimada, qabiilka & diinta. Soomaaliya oo ay dadkeedu yihiin Muslimiin 100% ayaa haddana ah dalka loo aqoonsan yahay in uu ugu musuqmaasuq badan yahay dunida. Maxaa hortaagan in la is waafajiyo diinta & dowladnimada?

Post Tab v2

Create attractive tabs according to your need with the post tab v2 design template.

TV Highlights SPA Videos SPA Dialogue Vidoes Research Reports Radio Highlights Publications Policy Papers Podcasts
TV Highlights Success Stories SPA Videos SPA Dialogue Vidoes Research Reports Reflections From Our Team Radio Highlights Publications Policy Papers Podcasts
Title
.